Wednesday, 18 April 2012

MAALIN AAN KU QAATAY BEACH KA ENTEBBE!


Waxan duhurki  ka baxnay aniga iyo Saxibaday Okurut, Metthew, Nancy iyo Vyette, oo dhamantood ah arday aanu isku Clas nahay magalada Kampala, si aan u soo qaadano maalin xiiso badan, cabaar dooda kadib waxan go'aansanay inaan qabano Beach ku yaal magalada Entebbe oo duleedka Kampala ku taal, loona yaqaan Areobeach oo lagu magac daray diyar madasha ku xumatay
Nancy, Metthew iyo Vyette.

Waxan goobti balanta gaaadhanay wakhti ku suman sedexdii iyo dheerad, marka laga reebo Music dabeecada u ah dadka reer Uganda oo aad u dalacnaa kadib intan ku guda jirnay Safarka wax dhiba maanan arag, lakin waxa Xusid Mudan darawalkii Gadhiga Miss Nancy oo ahayd gabadh sheeko badan, kaftan iyo ilaq yahan ahayd inay kobla eray kaftana igu soo tuuraysay, iyadoo barbardhigaysa bilicda iyo deganka quruxda badan ee dalkeeda, kuwi an ka imi.

 aniga iyo Nancy.

Markan gaadhanay Iridii Beach markiba waxay indhahaygu qabten Halyeygi iyo Halgamaagi reer South Africa ee Mandelle, oo sawr wayn eridaha hore u saaran yahay, waxan jeclaystay inan sawrkan xususta la galo.

Inta wixi ka danbeeyey waxa noo bilaabmay Bashalkii, malintasi waxay ahayd malin aaan caadi ahayn,  waxan midkastoo naga mida loo keenay xabad kaluuna oodhan,  meesha waxa yalay kubad nooc kasta, Footbal, Fallyball, Tenis iyo Basket kaalay arag Oday ina Baarud oo laba dhamalka madawgii yaaben, dee maxay ka garanaya ciyaalka Ugandhisku.


Cabar kadib waxan bilawnay in qofkasta dheelo wixi u fiican, waxan igu soo dhacday inan dabaasho balse malinta waxa qudhee i seegay wuxu ahaa dabaal , cabaar kadib midkasta wuxu bilabay inu iska saaro Cuntada culus een cunay, waxan bilaabnay inan ciyaarno qofkasta wixi uu yaqaan.
Aniga iyo Vyette


 Okurut, Nancy iyo Vyette.

cabaaar markaan baashalnay waxan bilabnay inaan kusoo guryo noqono xagaa iyo Kampala,

waxan aad ugu mahad celinaya ardayda aan isku class ka nahay, oo runti si heersara iila dhaqma madamoon ani ahay ardayga kaliyee Ajaanibka, gaar ahaana Somaliga, Mahad gaara waxan u jeedinaya Saxibkay Okurut oo runti si fican iigu gacan qabtay nolosha iyo waxbarashada Jamacada .

Saxibkii iyo Miskiin Ina Barud.


No comments:

Post a Comment