Arinta ugu mihisan ee manta maqaalkan ku eegaya watii
nadhex martay aniga iyo Bosskayga Aamin Hirsi, Aamin waa gabadh maal qabeena, kana mida 10 qof ee ugu lacagta badan dalka Uganda,
waa mulkiilaha Oasis shopping Mall(goobtan ka shaqeeyo), Labnun Courts (guryo
qaaliya o la dago), iyo Kingstone Enterprises( shirkad ku lug le qalabka
dhismaha), waa gabadh aan safadin, nololna ka taqaan danteda iyo ta ganac sigeeda,
Sikata ha ahaate manta aniga iyo Xaajiyad (Aamini) waa is
huranay, waa in loo tago, loona sheega qadarka lacagta layga rabo, si ay u
bixiso wixi ay ku dari karto, lakin arinta xusida mudani waxay tahay Amini maha
qof gacan adag, balse waa qof ad iyo ad u mashquula, oo sidalagu hela adagtay,
hadii la helana sida farinta logu dhameeya aay culus, wayo waxa suro gala hal
Tellophone ooy hesho inu badalo dhaman dareenkeeda, xaladeedana ka dhigo mid
kacsan.
Waxba yank u dherana, waa inan Amina arka, una sheega
inan arday ahayd, wan ogay inay i way diintoodo su’aalo ay kamid yihiin sidan
iskugu dhex wado shaqadeeda adage e sacadaha badan iyo waxbarashada, wayo Amini inta badan ma jecla in qof ardayii u shaqeyo, ana waa inan ka jawaba
si aan u helo lacagta,
Nasib wanaag waxan Amina la kulmay goor galaba, iyadoo
ku sugan goobtan ka shaqo galo, Oasis, waxa xusid mudan, markani maha markii u
horeysay een Amina ula tago arin, balse balawgii sanadka ayay ahayd markan ula
tagay codsi ahaa inay isiiso shaqo kale oon ahayn tan aan hayo, iyado wakhtiga ishegtay inanay hayn mel
banan, balse arintasi waxay si fican isku bartay aniga iyo Amina, iyadoo si kaftana
iigu tidhi mudo kadib,Ma ninkii Manager nimada Rabaa!!
sikaste ha ahate, kulankan wuxu noogu bilabmay si dagan, kadib markay
canan iyo qaylo dhamaysay, waa dabacadeedo lama yabine, waxan u bilaabay inan u waramo,
intaanan dhamayn, basle u dhiibay warqadi ogolanshaha jamacada, Amini waxay ila
boobtay Su’aalahan filayey, Goormad wax barata? Xilimaad shaqadada Gasha?
Sidaad isugu dhex wada? Side ayad ado habeno dhan so jeeda wax u dhigan karta
Malinti? Waxba iima qababati soo maha? Waan idinka Fiirsanaya, markay is
raacisay, ayan fursad ka helay an ugu shego sidan isku dhex wado.
Amina walal waxan waxbarta kalinka danbe, habenkina wan
shaqeeya, subixina wan seexda, intaanan dhamayn ayay igu soo dhex tuurtay imika
maxan kuqabta, intaa dhoosha ka qoslay ayaan idhi, waxan raba in lacagta laysi
amahiyo kadibana bilba wax lagya gooyo, si aan lacagta jamacada iskaga bixiyo,
intay Cabaar amustay ayay tidhi waxba ku amaahin maye intaa qaado, oo waxad soo
kala go’aansata inad shaqaysato iyo inad wax barato!!!
Intuu madaxu I booday ayaan hoosta ka idhi o waxagu ma
hooyo ku ogbaa, cabaar hadii ay I sugaysay, waxan go’aan ku gaadhay inan runta
u sheego, deed waxaan ku idhi ‘ horta hadan shaqada ka dago waxbarasho ii socon
mayso, haday sida tahay waxbarashada faraha ka qaadaya, Maya Maya, waxbarashada
iska wado ayay igu jawaabtay, waxan idhi Inader waa inad mid ogaata sababta aan
wax ubaranaya waa shaqada darted, hadan shaqada faraha ka qaado waxbarasho
suura gal maha, wayo iyadan wax iska bixiya, marka wa inan shaqada faraha ka
qaada, Hadaan cabaar Is eegnay, waxay igu jawaabtay war waxan raba in shaqadayda
si fican laygu qabto, DEE nagu hale anaga, intaan idhi, ayaan hooos hoos reeefas
ugu baxay, deedna hos u idhi Inader waad mahad santay,
Anoo waxogagi jeebada danbe kusita, timihiina sidii
jareerta istaagen ayaan idhi allow xoolaha kuu barakee, anagana waxan
dhiganayno nagu anfac, runtii wuxu ahaa kulan cajiib, waliba ha ilaabin
khatarta iyo guushu waa mataano wada dhashee. go'aankan watay wuxu aha inan u badheedh hadi xata ay leday shaqadayda iga tag!!!
No comments:
Post a Comment